Dab xoogan oo la qabad siiyay Xaruntii la dhigay Sanaadiikhda Doorashada Ciraaq (Daawo Sawirada)

Xiisad siyaasadeed ayaa ka bilaabatay dalka Ciraaq kadib markii dab xoogan kooxo aan wali la aqoonsan ay qabad siiyeen xaruntii lagu keediyay Sanaadiikhda Doorashadii dhawaan dalkaasi ka dhacday. Dab xoogan ayaa qabsaday xarunta ay yaaleen Sanaadiikhda doorashada oo kutaala degmada al-Rusafa ee caasimada Baqdaad , waxaana inta badan bas belay waraaqihii ay ku codeeyeen dadka Ciraaq … Continue reading Dab xoogan oo la qabad siiyay Xaruntii la dhigay Sanaadiikhda Doorashada Ciraaq (Daawo Sawirada)